Hogaamiye 25 sano ka hor madaxiisa la dul dhigay Malaayiin dollar oo la qabtay (Sawirro)

Felicien Kabuga, oo ah nin lagu tuhunsanyahay xasuuqii dalka Rwanda islamarkaana ku eedeysan in malayshiyaad uu maalgeliyey ay xasuuqeen dad gaaraya 800,000 oo qof ayaa maanta lagu xiray dalka France. Ninkaan ayaa Sabtidi maanta laga soo qabtay meel u dhaw magaalada Paris kadib 25 sano oo uu baxsad ahaa, sidaasna waxaa xaqiijiyey wasaaradda caddaaladda ee … Continue reading Hogaamiye 25 sano ka hor madaxiisa la dul dhigay Malaayiin dollar oo la qabtay (Sawirro)